Wararka

Dhageyso Puntland Oo Sheegtay Inay Qabsatay Deegaanka Tuke-raq Ee Gobolka Sool

Dagaal culus oo galabta ka dhacay deegaanka Tuke-raq ee gobolka Sool ayaa waxay Puntland sheegtay inay dagaal kula wareegeen deegaanka xiisadda ay ka bilaabatay.

Afhayeenka u hadlay Puntland  oo lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Jaamac(Quraan Jecel) ayaa sheegay in ciidanka Puntland ay gacanta ku dhigeen deegaanka Tukeraq oo gacan ku heynteeda ay ku dagaalamayeen Somaliland iyo Puntland. Sidoo kale, wuxuu sheegay afhayeenka in Maxaabiis iyo gawaari dagaal  ay ku qabsadeen dagaalka.

Dagaalkan ayaa ku soo beegmay xili Somaliland ay maanta u dabaal degeyso xuska 18MAY oo sanadkan loo soo hormariyey bisha barakeysan ee Ramadan aawgeed.

Hoos ka dhageyso

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Open

Close
Close