Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Oo Sheegay In Ciidamadooda Ay Horey Ugu Talaabeen Aagag Cusub(Video)

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Eng Ciise Axmed Yuusuf Xawar oo saxaafadda uga warbixinaayey dagaalo ciidamada Somaliland iyo Puntland ku dhexmaray deegaanka Tuka-raq ee gobolka Sool ayaa sheegay in ciidamada Somaliland horey ugu talaabeen aagag cusub oo horey ay u joogeen ciidamada Puntland..

Mar wax laga weydiiyey khasaaraha ka dhashay dagaalka ayuu xaqiijiyey inuu jiro khasaaro balse uu xiligan sheegi karin heerka uu gaarsiisan yahay.

Hoos ka daawo Wasiir Ciise Xawar oo ka warbixinaayo dagaalka Tuka-raq:

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Open

Close
Close