Wararka

Nin Soomaali Ah Oo Loo Doortay Inuu Gudoomiye Ka Noqdo Magaalo Ku Taallo Dalka Ingiriiska(Sawiro)

Magid Magid oo ah muwaadin Soomaaliyeed kaasi oo dalka Ingiriiska qaxootinimo ku galay sanadihii sagaashamaadkii ayaa waxaa loo doortay inuu gudoomiye ka noqdo magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska.

Magaalo walbo maamulkeeda waxaa u tartamaayo xisbiyada dalka ka jiro oo dhan. Waxaa soo sharaxay mid ka mid ah xisbiyada dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo Green Party.

Magid Magid oo hadda 28 sano jir ah ayaa waxay ehelkiisa ay kala soo carareen dagaallo culus oo ka dhacayey magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Magid
Majid iyo hooyadiisa
Magid oo 5 sano jir ah (Family Photo)
Magid
Sheffield’s town hall

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Open

Close
Close