Wararka

Madaxweynaha Maamulka KGS oo si aad ah loogu soo dhaweeyay D.Baraawe SAWIRO….

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somalia Mudane.Cabdicasiis Maxmuud Lafta-gareen iyo

Gudomiyaha golaha wakiilada KGS C/qaadir shariif sheekuna xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan maamulka kgs ayaa gaaray degmada baraawe oo xarun u ah maamulka kgs

soo dhaweyn diiran ka dib madaxweynaha maamulka kgs ayaa booqasho ku tagay airport-ka cusub ee baraawe

muhiimada safarka madaxweynaha ayaa ah in uu indha indheeyo xaalada degaanka iyo guud ahaan mida gobolka, waxa uuna shacabka u balan qaaday inuu booqan doono deegaanada dowlad goboleedka kgs isla markaana uu ka shaqeyn doono sidii la iskugu furi laha deeganadaloogana xoreyn laha argagixisada ayuu yiri Madaxweyne Abdiaziz laftagareen

madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay degmada baraawe waxa uu kulamo kala duwan la yeelan doona odayaasha dhaqanka bulshada qeybaheeda kala duwan iyo maamulka g sh hoose iyo kan degmada

Ahmed-Omaar

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Open

Close
Close