Daawo Video: Shacabka Magaalada Wajeer Oo Lagu Amray In Dameeradooda Xafaayad U Xiraan

Waxay ahayd mid la yaab iyo amakaak ku noqotay dadka ku shaqeysta gaari dameerka ama karreetada markii dowladda Hoose ee magaalada Wajeer

ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ay soo rogtay nidaam cusub oo lagu ilaalinayo nadaafadda deegaanka waxaana go’aanadaasi kamid ahaa in dameeraha jawaan loo xiro si ayna meel qaldan ugu saxaroonin.

Dadka deegaanka ayaa arrintan ku tilmaamay mid meel ka dhac ku ah xorriyada bahaahinta iyo mid  nadaafadeedba.

DAAWO

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here