Dalagga Beeraha Ee Beeraha Degmooyinka Jannaale Iyo Shalambood Ee Gobolka Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Degmooyinka Jannaale iyo Shalambood waxey ka mid yihiin degmooyinka gobalka Shabeelada hoose kuwooda ugu waxsoosaarka badan xiligan.

Degmooyinkan oo waayahaan dambe uu saameyey dagaalada Sokeeye ayaa waxaa laga dareemaa mararka qaarkood hoos u dhac dhanka waxsoosaarka. Kumanaan ruux oo isaga kala yimaada deegaanada gobalka Shabeelada hoose si uga dukaameystaan magaalada Jannaale maalinta Jimcaha ah.

DSC06374-640x360 DSC06376-640x360 DSC06401-640x360 DSC06402-640x360 DSC06403-640x360 DSC06404-640x360 DSC06405-640x360 DSC06406-640x360 DSC06408-640x360 DSC06409-640x360 DSC06410-640x360 DSC06411-640x360 DSC06413-640x360 DSC06414-640x360 DSC06418-640x360 DSC06419-640x360 DSC06420-640x360 naale7 naale8 naale9 naale10 naale11 naale12 naale13 naale14 naale16 naale17 naale18 naale19 naale20

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here