HAMBALYO XAFLAD AROOS AH

imageHambal Hambalyo Hambalyo Dhamaan madaxda iyo shaqaalaha Shalambood.com waxaa ay halkaan tahniyad aroos ah aan ugu direyna Arooska iyo Aroosada Faraska iyo Geenyada Is calmadey waa Abdirisak Hassan Mohamed iyo Ayni Muhuadin Mohamed 12/08/2016 Meherkooda Uu ka Dhacay Hotel Makkah Al Mukarama ee magaalada muqdisho

waxaan ugu duceyneena inuu alle ka dhigo kuwii ubad kheyr khaba kala hela wii iyo caano gabar iyo caano kala hela noqda reer lagu nasta lagu nagaada,allaha isku kiin barakeeyo

 

 

image image image image image image image image image image image image image image image image image image image image image image

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here