HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Dhamaan muslimiinta ku nool dunida dacaladeeda waxaa aan ugu halmabyeeneyna ciidul AL atxa oo ku beegan isniin DUl Al Xaj 10/1437 ama 12/09/2016 dhamaan madaxda iyo shaqaalaha shabakada SHALAMBOOD NEWS MEDIA waxa ay ugu hambalyeenaya muslimiinta farxada ciida waxa aan alle ka beryeena in uu naga aqbalo cibadadda iyo camalka wanaagsan allaha nagu gaarsiiyo sanadkan sanadka xiga kheyr iyo barwaaqo cibaadda suuban inshallah

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here