Video: Siyaasi Cali Gurey Oo Goodiyey “Car Waa Ninkii Carab Keenaa Garoonka Diyaaradaha Berbera, Annagana Itoobiyaan Ayaan Keeneynaa”

Cali Gurey oo kamid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay heshiiska saldhiga militari ee Berbera,wuxuu Cali Gurey eedeyn

kulul ujeediyay Gudoomiyeyaasha golaha guurtida iyo kan golaha wakiilada.

Eedaymaha uu Cali Gurey jeediyay kadib waxa uu sheegay inaan Carab la keeni karin garoonka Berbera hadii ay arintaas dhacdana iyaguna ay keeni doonaan Itoobiyaan ayna siin doonaan garoonka iyo dekada Berbera.

Daawasho wacan:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here