C/raxmaan Faroole Ayaa Ka Hadlay Arimo Badan Eedeynna U Jeediyey Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas (Video)

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo ahaa Musharax madaxweyne

balse ka tanaasulay musharaxnimadiisa ka hor doorashada ayaa maanta si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.

C/raxmaan Faroole ayaa madaxweynaha Puntland ku eedeeyey inuu taageersanaa hal Musharax oo ka soo jeeday deegaanada maamulka Puntland.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here