Mas’uuliyiin Ka Tirsan Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeeray Hanti-Dhowrka Soomaaliya (Video)

Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadal dhowaan uu warbaahinta ka sheegay Hanti dhowrka dowladda Soomaaliya

kaasi oo loo xiriiray heshiiskii Somaliland iyo Imaaraatka kala saxiixdeen.

Hanti dhowrka Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiska Imaaraatka iyo Somaliland kala saxiixdeen uu xaaraan yahay.

Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa sheegay in Hanti-dhowrka Soomaaliya uu kala garan la’yahay¬†Somaliland iyo Soomaaliya.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here