Odeyaasha Dhaqanka Gobolka Awdal Oo Taageeray In Imaaraatka Carabta Saldhig Ka Sameysto Magaalada Berbera(Video)

Madax dhaqameed ka soo jeedo gobolka Awdal oo kulan ku yeeshay magaalada Boorame xarunta gobolkaasi ayaa

taageero xooggan u muujiyey heshiiskii dhowaan Golaha Wakiilada Somaliland meelmariyeen ee la xiriiray in dowladda Imaaraatka saldhig Milateri ka sameysto dekedda Berbera.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here