Akhriso Warqadd Uu Shariif Sakiin Xilka Uga Qaaday Wasiirka Arimaha Diinta Iyo Awqaafta K/Galbeed Macalin Barre

Madaxweynaha fadhiidka ah ee Maamulka K/Galbeed Shariif Sakiin ayaa maanta si rasmi ah xilka uga qaaday

 wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta Axmed Maxamed(Macalin Barre) oo maalmahaan si adag uga soo horjeestay siyaasadda qaabka xun ee Shariif Sakiin.

Shir ay yeesheen Golaha wasiirada K/Galbeed ayaa Warqad uu ku saxiixan yahay Shariif Sakiin lagu shaaciyey in Macalin Barre xilka looga tuuray:

Hoos ka akhriso

Xil-ka-qaadis

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here