Daawo Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood(Video)

Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo ka soo kicitamay dalka Jabuuti ayaa maanta si heersare ah loogu soo dhaweeyey degmada

Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wasiiro ka tirsan Somaliland, Saraakiil ciidan iyo Mas’uuliyiin uu ka mid yahay gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Feysal Cali Waraabe ayaa Cali Khaliif ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Laascaanood.

Cali Khaliif Caleyr

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here