Video: Orodyahanka Caanka Ah Ee Soomaaliyeed Mo Faarax Soo Qaadayo Heesta “Ar Farmaajo Ii Geeya”

Iyadoo uu ku soo caan baxday wiilkii reer Jowhar heesta “Ar Farmaajo ii geeya” ayaa waxaa ku soo badanaayo baraha bulshada

Soomaalida ku kulanto qaadista heestan xamaasadda xambaarsan.

Orodyahanka caanka ah ee asalkiisa Soomaali yahay Mo Faarax ayaa isagoo ku guda jiray jimicsigiisa maalinlaha ah iska soo duubay isagoo qaadaayo heesta “Ar Farmaajo ii geeya”.

Hoos ka daawo Mo Farah oo qaadayo “Ar Farmaajo Ii Geeya”.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here