Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Ayaa Maanta Qaabilay Danjiraha Mareykanka U Qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/aahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Mareykanka

u joogo dalka Soomaaliya Mr. Stephen Schwartz.

Madaxweynaha iyo danjire Schwartz  ayaa ka wada hadlay arimaha abaaraha Soomaaliya iyo gurmadka dowladda Mareykanka ka geysan karto.

Hoos ka daawo sawirada kulanka labada mas’uul.

Kulan Farmaajo Kulan Farmaajo0 Kulan Farmaajo1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here