Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Gudoomay Danjiraha Dalka UK Ee Soomaaliya (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Waraaqaha Aqoonsiga Safiirnimo ka gudoomay danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska usoo magacowday dalka Somalia David William Concor.

Sawirada Farmaajo iyo Safiir hoos ka daawo:

farmaajo1 Farmaajo2 farmaajo3

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here