Sawiro: Faahfaahin Laga Helayo Dil Maanta Muqdisho Loogu Geystay Afhayeenkii Maamulka Ximan/Xeeb

Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa dil maanta magaalada Muqdisho loogu geystay Maxamed Cumar Xagafey oo horey uga tirsanaa maamulkii Ximan iyo Xeeb

ee ka dhisnaa degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Warar soo baxaayo waxay sheegayaan in dilka Marxuum Xagafey ay geysteen kooxo burcadeed ah oo maalmihii ugu dambeeyey uu khilaaf kala dhexeeyey kaasi oo ku saabsan hanti burcadbadeednimo laga helay.

Maxamed Cumar Xagafey ayaa ahaa Afhayeenkii Maamulkii Ximan iyo Xeeb ee horey uga ariminaayey degmada Cadaado.

Xagafey Xagafey1 Xagafey2 Xagafey3

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here