Sawiro: Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta La Kulmay Wakiilka Midowga Afrika Ee Somaliya Iyo Safiirada Dalalka Qaybta Ka Ah Howlgalka AMISOM

Madaxweynaha Jamuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka Midowga Afrika ee Somalia danjire Francisco Madeira.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo waxaa uu la kulmay wakiilka AU iyo safiirada dalaka ka qayb qaadanaayo howlgalka AMISOM.

Madaxweyne Farmaajo ayaa madaxdii uu la kulmay kula dardaarmay in la dardar geliyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab.

2 3 4 5 6 7 8

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here