Dhageyso Madaxweyne Farmaajo Oo Lacag Badan U Balan Qaaday Qofkii Soo Sheego Qarax Alshabaab Dhigeyso

Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta balanqaad cajiib ah u sameeyey shacabka kaasi oo la xiriiro

qofkii soo sheego gaari ama goob waxyaabaha qaraxa lagu  diyaariyey ka hor inta aan dhibaato lagu geysanin.

Madaxweynaha ayaa sheegay in qofkii soo sheego gaari walxaha qarxa lagu soo rakibay dowladdiisa ay siin doonto 100 kun dollarka Mareykanka.

Hoos ka dhageyso codka madaxweynaha

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here