Madaxweynaha Somaliland Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Ingiriiska (Video)

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada London ee caasimada boqortooyada dalka Ingiriiska.

Madaxweyne Siilaanyo waxaa London ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Jaaliyadda Somaliland iyo Wasiiro horey u joogay London.

Hoos ka daawo:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here