Danyarta Gobolada Somaliland Ayaa Xukuumadda Somaliland Ka Codsaday Inay Cafis U Fidiso Wariye C/Maalik Muuse Coldoon(Video)

Danyartii uu caawin jiray Wariye C/Maalik Muuse Coldoon oo xiligan ku xiran xabsiga magaalada Hargeysa ayaa dowladda Somaliland ka codsatay inay cafis u fidisao.

C/Maalik Muuse Coldoon ayaa daadihiye ka ahaa barnaamij danyarta lagu caawiyo oo lagu magacaabi jiray “Kaalmee Kuwan”.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here