Xafladda Caleemo-Saarka Madaxweyne Farmaajo Oo Si Rasmi Ah U Bilaabatay (Sawiro)

Xafladda Caleemo-Saarka Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/Laahi Maxamed Farmaajo ayaa goordhow ka bilaabatay Magaalada Muqdisho.

Waxaa xafladdan ka soo qeyb galay Madax ay ka mid yihiin madaxweynaha dalka Kenya, madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, Wakiilada Beesha Caalamka iyo hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada Soomaaliya.

Waxaa jiro madax ka imaan lahayd dalalka caalamka oo ka cudur daartay inay ka soo qayb galaan xafladda Caleemo-saarka madaxweyne Farmaajo.

Caleemo-saar Caleemo-saar1 Caleemo-saar2 Caleemo-saar3 Caleemo-saar4

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here