Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Somaliland Muuse Biixi Oo Madaxweynaha Soomaaliya U Soo Jeediyey Eedeymo Culus (Video)

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharraxa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa eedeymo culus u soo jeediyey madaxweynaha cusub

ee Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo.

Gudoomiye Muuse Biixi ayaa madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey inuu ku lug lahaa Xasuuqii ka dhacay Somaliland 1988-kii xiligaasoo dalka ay ka talineysay dowladdii Kacaanka Milateriga Soomaaliya oo uu hogaaminaayey Maxamed Siyaad Barre.

Muuse Biixi ayaa sidoo kale madaxweyne Farmaajo u soo jeediyey eedeymo kale. Hoos ka daawo:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here