Maamul Goboleedka Puntland Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyey Magacaabista Ra’iisulwasaaraha Cusub Ee Soomaaliya

Maamulgoboleedka Puntland ayaa si diiran u soo dhoweeyey Ra’iisulwasaaraha cusub ee uu magacaabay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya.

War qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Puntland ayaa lagu bogaadiyey magacaabidda Ra’iisulwasaaraha cusub.

PL Soo dhoweyn

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here