Dagaalka Magaalada Marka Ka Dhacay Oo Sababay In Shacabka Guryahooda Ka Soo Bixi Waayaan (Sawiro)

Magaalada Marka ayaa maalintii 3aad waxaa ka socdaan dagaalo u dhexeeyo kooxo gacansaar la leh maleeshiyada Alshabaab iyo cidamada ammaanka maamulka magaalada Marka.

Dagaalka saakey ka dhacay magaalada Marka ayaa sababay in dhammaan shacabka degmada ay ka soo bixi waayaan guryahooda sababo la xiriiro rasaas wiifto oo meel walbo ku soo dhaceysay.

Goobaha ganacsiga, Iskuulada degmada Marka iyo xarumaha kale ee adeegga Bulshada oo markii horeba si gabaabsi ah u howlgalaayey ayaa gabi ahaan saakey xirmay.

Mar aan saakey ku baxnay xaafadaha qaar ee magaalada Marka ayaa waxaan ka soo qaadnay sawirada hoose oo muujinaayo xaaladda colaadeed ee ka jirto magaalada Marka.

Firaaqo (1) Firaaqo (2) Firaaqo (3) Firaaqo (4) Firaaqo (5) Firaaqo (6) Firaaqo (7) Firaaqo (8) Firaaqo (9) Firaaqo (10) Firaaqo (11) Firaaqo (12) Firaaqo (13)+

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here