Akhriso Madaxweynihii Maamulka GalMudug C/Kariim Xuseen Guuleed Oo Is Casilay

Qoraal ka soo baxay madaxweynaha maamulka GalMudug C/Kariim Xuseen Guuleed ayuu ku shaaciyey inuu iska casilay xilkii madaxweynenimo ee maamulka GalMudug.

C/Kariin Xuseen Guuleed ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaallo dalka Hindiya iyadoo sanadkii hore qaliin dhanka Wadnaha ahna lagu sameeyey.

Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka GalMudug ayaa horey u shaaciyey inay xilka ka xayuubiyeen C/kariim Xuseen Guuleed oo ay ku eedeeyeen xil-gudasho la’aan.
guuled-is-casil

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here