Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka WADANI Ee Somaliland Ayaa Maanta Casuumad U Sameeyey Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Dahir Rayaale Khaahin (Video+Sawiro)

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADANI Cabdiraxmaan Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta guriga ku casuumay madaxweynahii

hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin maalmihii la soo dhaafay dalka dib ugu soo laabtay.

Labada Mas’uul ayaa si qoto dheer uga hadlay mustaqbalka Somaliland iyo sidii shacabka somaliland looga samata-bixin lahaa Abaaraha ragaadiyey gobolada Somaliland iyagoo Alle ka baryey inuu Roob la soo gaaro dadka iyo duunyada abaaraha saameeyeen.

Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo xubno ka tirsan xisbiga WADANI ayaa sidoo kale lagu martiqaaday guriga  gudoomiye C/raxmaan Cirro.

Hoos ka daaw Sawirada iyo Muuqaalka

Rayaale Rayaale1 Rayaale2 Rayaale3 Rayaale4 Rayaale5 Rayaale6 Rayaale7

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here