Shacabka Dowladda Itoobiya Oo Looga Digay Cunista Hilibka Ceyrinka Ah (Video)

Shacabka Dalka Ethiopia ayaa waxay caan ku yihiin cunista hilibka Ceyriinka ah iyadoo dhaqaatiirta aduunka ay sheegeen caafimaad darro ka dhalato cunista hilibka ceyriinka ah.

Hoos ka daawo barnaamij BBC-da ka diyaarisay khatarta cunitaanka hilibka Ceyriinka ah:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here