Gabar Aqoonyahanad Ah Oo Loo Magacaabay Lataliyaha Arimaha Bulshada Ee Madaxweyne Farmaajo(Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa Caasho Abukar Qaasim loogu magacaabay in ay noqoto La taliyaha dhanka Bulshada ee Madaxweynaha Soomaaliya.

Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay xafiiska madaxweyne Farmaajo:

Magacaabis

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here