Madaxweyne Farmaajo Oo Furay Kalfadhiga 1aad Ee Baarlamaanka Federalka

Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa goordhow furay kalfadhigga 1aad ee Golaha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Madaxwene Farmaajo ayaa maanta baarlamaanka horgeeyay Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Xasan Cali Kheyre si loo siiyo codka Kalsoonida Baarlamaanka federalka.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay kulamo gooni gooni ah la qaadanaayey Xildhibaanada baarlamaanka.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here