Puntland Ayaa Soo Iibsatay Sheybaar Casri Ah Oo Lagu Baari Doono Dambiyada Noocyadooda Kala Duwan (Sawiro)

Kulan maanta lagu qabay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa lagu soo bandhigay Sheybaar casri ah o fududeyn doono

in lagu ogaado tacaddiyada iyo dambiyada kala duwan.

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan_celinta Puntland ayaa goobjoog ku ahaa goobta lagu soo bandhigay, waxayna mas’uuliyiintan sheegeen in sheybaarkan loo adeegsan doono in lagu baaro  arrimaha la xiriira  kufsiga, hubka, dilalka iyo  Isqab-qabsiga iyo muranka la xiriiro isirka dadka(DNA Analysis).

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in sheybaarkan lagu soo iibiyey lacag gaareyso malaayiin dollar, Islamarkaana uu wax weyn ka tari doono cadeynta arrimaha la xiriira nooc kasta oo ka mid ah danbiyada.

Sheybaar Sheybaar0 Sheybaar1 Sheybaar2 Sheybaar3 Sheybaar4 Sheybaar5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here