Doon Siday 137 Qof Oo Qaxooti Soomaaliyeed Ah Ayaa Ku Soo Xiratay Dekedda Magaalada Berbera (Sawiro)

Hay’adda Qaxootiga Aduunka(UNHCR) ayaa magaalada Berbera ka soo dejisay 137 qof oo qaxooti ku ahaa sanadihii dambe gudaha dalka Yemen.

Qunsulka Safaaradda Soomaaliya u qaabilsan Magaalada Caddan ee dalka Yemen ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in qoysas gaaray 137 qoys shalay lagu soo qaaday doon taasoo ku soo xiratay dekedda Magaalada Berbera ee Somaliland.

Doontan keentay qaxootiga waxaa soo kireyey hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR.

Hoos ka daawo Qaxootiga soo gaaray dekedda Berbera:

Qaxooti Berbera Qaxooti Berbera1 Qaxooti Berbera2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here