Antonio Guterres Ayaa Booqday Isbitaalka Degmada Baydhabo Oo Ay Ku Jiraan Bukaano Uu Soo Ritay Shuban-Biyood (Sawiro)

Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres oo oo maanta soo gaaray Soomaaliya ayaa booqday magaalada Baydhabo ee gobolka Bay

oo ah gobolka ay ka jirto abaarta ugu daran geeska Afrika.

Wakiilka xoghayaha guud ee Somalia Micheal Keating iyo madaxa arimaha gargaarka iyo bini aadamnimada de Clercq ayaa Antonio Guterres ku wehelinaayey booqashada u ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Somalia.

Antonio Guterres iyo Wafdiga la socday ayaa booqasho ku tagay Isbitaalka magaalada Baydhabo oo ay kujiraan dad badan oo uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka.

Sawirada booqashada hoos ka daawo:

Guterres and Keating Guterres and Keating1 Guterres and Keating2 Guterres and Keating3 Guterres and Keating4 Guterres and Keating5

Source: UNSOM

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here