Maalinta Haweenka Aduunka Oo Si Weyn Looga Xusay Degmada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/hoose(Sawiro)

Iyadoo maanta ay ku beegneyd 8-da Maarso oo ah Maalinta Caalamiga ee Haweenka Aduunka ayaa waxaa munaasabad maalintan lagu

xusaayo lagu qabtay degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose.

Xuska maalinta 8-da Maarso ee maanta lagu qabtay degmada Marka waxaa ka soo qayb galay haweenka degmada Marka iyo deegaanada hoosyimaado sida haweenka deegaanada Ceeljaalle, Shalambood, Ceelwareegow, Jilib Marka iyo deegaanada kale ee magaalada u dhow.

Ururka haweenka degmada Marka (1) Ururka haweenka degmada Marka (2) Ururka haweenka degmada Marka (3) Ururka haweenka degmada Marka (4) Ururka haweenka degmada Marka (5) Ururka haweenka degmada Marka (6) Ururka haweenka degmada Marka (7) Ururka haweenka degmada Marka (8) Ururka haweenka degmada Marka (10) Ururka haweenka degmada Marka (11) Ururka haweenka degmada Marka (12) Ururka haweenka degmada Marka (13)

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here