AlJazeera: 200 Qof Ayaa Cudurka Shuban-Biyoodka Ugu Dhintay Magaalada Baydhabo (Video)

Kanaalka weyn ee Aljazeera ayaa baahiyey barnaamij muuqaal ah oo laga soo duubay bukaano jiifo Isbitaalka Baydhabo kuwaasoo uu soo ritay cudurka Shuban Biyoodka.

Sida lagu sheegay barnaamijka Aljazeera, in ka badan 200 qof ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday magaalada Baydhabo.

Warbaahinta caalamka ayaa baahinaayo muuqaalo sumcad xumo u keeni karo shacabka Soomaaliyeed iyadoo maamulada ka jiro deegaanada muuqaaladan laga duubaayo aysan xakameynin Sawirada ay bixinayaan Warbaahinta.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here