Kawaanka Dameeraha Dalka Kenya Oo Maalin Walbo Lagu Gowraco In Ka Baan 100 Neef Oo Dameer Ah (Video)

Kawaan lagu gowraco Dameeraha oo ku yaallo dalka Kenya ayaa la sheegay in maalin walbo lagu gowraco 100 dameer.

Inta badan dalalka aduunka, xayawaanka dameerka ma laga cuno, balse dalka Kenya wuxuu ka mid yahay dalalka tirada yar ee dameerha si weyn looga cuno.

Waxaa laga cabsi qabaa in xayawaanka dadmeerka uu aduunka ka dabar-go’o haddii dalalka cuno hilibbka dameerka ay siyaadaan maadaama tirada dameeraha ee dunida ay aad uga yartay xayawaanada hilibkooda la cuno.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here