Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland Oo Siminaar Uga Furmay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya (Video)

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka tabobar uga furmey ilaa 40 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland

, waxaana siminaarka maalgelinaayo isla markaasina fulinayo Ururka Midoowga Afrika (African Union).

Siminaarka waxaa ka qeybgalaya dhammaan guddoonka baarlamaanka Jubbaland iyo guddoomiyeyaasha iyo ku xigeenada 15ka guddiyada baarlamaanka, waxaana looga hadlayaa xalinta khilaafaadka iyo sida uu baarlamaanka u shaqeeyo.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here