Dhageyso Nin Sheegay Inuu Iibinaayo Mid Ka Mid Ah Caruurtiisa Si Uu Abaarta Uga Badbaadiyo Caruurta Kale

Nin magaciisa ugu sheegay Warbaahinta in lagu magacaabo Cabdiweli Jaamac isla markaasina ka mid ah dadka ku nool Gobolka Mudug ayaa sheegay inuu iibinayo qaar ka mid ah caruurtiisa si uu ugu badbaadiyo kuwa kale ee noloshooda halista ugu jirto abaarta ka jirto dalka.

C/wali Jaamac oo aan hadalkiisa laga dareemeynin laba-labayn ayaa sheegay inuu leeyahay 14 caruur, wuxuu sheegay inuu canugga 14-aad uu ka iibinaayo hay’adaha waaweyn ee gaalada ama Waayeelada gablanka ah.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here