Nin Waxyaabaha Qarxa Ku Soo Rakibay Jirkiisa Oo Ku Qarxay Magaalada Kismaayo (Sawir)

Nin jirkiisa ku soo rakibay waxyaabaha qarxa ayaa kaligiisa ku qarxay agagaarka masjidka Xaaji Jaamac ee xaafada Faanoole ee degmada Kismaayo.

Waxaa la aminsan yahay inuu qorsheynaayey inuu isku qarxiyo xarumaha maamulka Jubbaland ee magaalada Kismaayo.

Alshabaab ayaa maalmahaan dambe bilaabay inay maleegaan weeraro ismiidaamin ah oo laga fuliyo magaalooyinka waaweyn ee Koonfurta Soomaaliya kadib markii Maxamed C/laahi Farmaajo uu noqday madaxweynaha Soomaaliya.

Ismiidaamin

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here