Saraakiisha Ammaanka Jubbaland Ayaa Ka Warbixiyey Ninkii Shaley Kaligiisa Ku Qaraxay Xaafadda Faanoole Ee Degmada Kismaayo(Video)

Saraakiisha nabadsugidda maamulka Jubbaland ayaa ka warbixiyey nin shaley kaligiisa ku qarxay xaafadda Faanoole ee degmada Kismaayo.

Nabadsugidda Jubbaland ayaa sheegay in ciidamo dhar cad ah ay ku dabajireen ninkan shaley kaligiisa qarxay.

Hoos ka daawo muuqaalka iyo warbixinta saraakiisha ammaanka Jubbaland:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here