Gudiyada Baarlamaanka Jubbaland Ayaa Tabobar Loogu Soo Xiray Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya (Sawiro)

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland iyo gudi hoosaadyada Baarlamaankaasi ayaa maanta waxaa magaalada Nairobi loogu soo

gebogabeeyey Seminar sare loogu qaadayo tayada hogaamineed ee maamulka Jubbaland.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka qayb galay munaasabadda xildhibaanada seminarka loogu soo xiraayey.

Hoos ka daawo Sawiro warbaahinta Jubbaland ay baahisay

Tabobar JL1 Tabobar JL2 Tabobar JL3 Tabobar JL4 Tabobar JL5 Tabobar JL7 Tabobar JL16

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here