Dhageyso Dowladda Somalia Ayaa Isbaheysiga Dalka Sacuudiga Horkacaayo Ku Eedeysay Inay Geysteen Duqeyntii Lagu Xasuuqay 42 Qof Oo Soomaali Ah

Sii hayaha Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Dr. C/salaam Cumar Hadliye oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Isbaheysiga uu Sacuudiga horkacaayo ay qaadayaan mas’uuliyadda qaxootigii Soomaaliyeed ee iyagoo Doon Sudan u socotay saaran lagu xasuuqay xeebaha dalka Yemen.

Tirada dadka ku dhintay gantaalka haleelay doonta qaxootiga waday ayaa la xaqiijiyey inay kor u dhaaftay 42 qof.

Hoos ka dhageyso codka Wasiir Hadliye

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here