Ku-simaha Madaxweynaha K/Galbeed Ahna Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday Hay’adda Muslim Aid (Sawiro)

Wafdi ka soo socdo hay’adda Caalamiga ah ee Muslim Aid ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ku-Simaha Madaxwqeynaha  maamulka Koonfur Galbeed ahna wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xasan Fiqi ayaa Xafiiskiis Ku qaabiley Wefdigan.

Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed iyo hay’adda Muslim Aid ayaa si wadajir ah uga wada hadlay sida ay hay’addan gacan uga geysan lahayd Xaalada Abaareed  iyo Cudurka daacuun Caloolaha ee sida ba’an uga dilaacey gobolada Bay iyo Bakool.

Muslim Aid Somalia Muslim Aid Somalia1 Muslim Aid Somalia2 Muslim Aid Somalia3 Muslim Aid Somalia4 Muslim Aid Somalia5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here