Madaxweynaha Dalka Kenya Ayaa Maanta Safar Qarsoodi Ah Ku Yimid Gobolka Jubbada Hoose (Sawiro)

Madaxweynaha dowlada Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta safar qarsoodi ah ku yimid gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan deegaanka Dhoobley ee u dhow xuduudda dalka Kenya.

Ciidamo Kenyan ah oo qayb ka ah howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayuu madaxweyne Uhuru Kenyatta kula hadlay deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.

Ma la oga in madaxweynaha Soomaaliya lagu soo wargeliyey booqashada madaxweynaha Kenya uu ku soo galay dalka Soomaaliya iyo inkale.

Hoos ka daawo Sawiro madaxweynaha Kenya uu la galay ciidamada AMISOM ee ku sugan deegaanka Dhoobley.

Uhuru Kenyatta in Somalia Uhuru Kenyatta in Somalia0 Uhuru Kenyatta in Somalia1 Uhuru Kenyatta in Somalia2 Uhuru Kenyatta in Somalia3 Uhuru Kenyatta in Somalia4 Uhuru Kenyatta in Somalia5 Uhuru Kenyatta in Somalia6 Uhuru Kenyatta in Somalia7 Uhuru Kenyatta in Somalia8 Uhuru Kenyatta in Somalia9 Uhuru Kenyatta in Somalia10 Uhuru Kenyatta in Somalia11 Uhuru Kenyatta in Somalia12 Uhuru Kenyatta in Somalia13 Uhuru Kenyatta in Somalia14 Uhuru Kenyatta in Somalia15 Uhuru Kenyatta in Somalia16

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here