Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Gaas Oo Xilka Ka Qaaday Aqaasimaha La-dagaalanka Burcad-badeedda (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo xil kaqaadis ku sameeyey Agaasimaha Guud ee la-dagaalanka burcad badeedda deegaanada Puntland.

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa xilka looga qaaday C/risaaq Dirir Duceysane.

Hoos ka akhriso Digreetada Dr. Gas:

Wareegto

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here