Weligaa Ma Aragtay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Diyaarad Duulinaayo (Video)

Waxaa saacadihii la soo dhaafay baraha bulshada ku xiriirto lagu baahinaayey muuqaalka madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo kaxeynaayo diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines.

Hoos ka daawo:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here