Wiil Iyo Gabar Ka Soo Jeedo Dalka Turkiga Ayaa Isku Mehersaday Kacbada Horteeda(Video)

Wiil iyo gabar u dhashay dalka Turkiga oo cumro u tagay dhulka barakeysan ee Makka A-Mukarrama ayaa isku mehersaday Kacbada horteeda.

Arintan ayaa waxay muran badan ka dhex dhalisay Muslimiinta iyagoo qaarkood ay u arkeen in lamaanahan ay ku xadgudbeen goobaha barakeysan ee Islaamka. Qaar kale ayaa oo taageersan arintan ayaa sheegay inaysan waxba u dhimeynin diinta Islaamka.

Lamaanaha is mehersaday ayaa waxaa sidoo kale la socday hooyooyinkooda kuwaasoo la arkayey iyagoo u hambalyeynayo.

Hoos ka daawo Video-ga:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here