Madaxweyne Farmaajo Oo Gordhow Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya(Sawiro)

Waxaa goordhow magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya gaaray madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.

Waxaa madaxweynaha garoonka diyaaradaha Nairobi ku soo dhaweeyey Wasiirka Arimaha Dibadda Kenya Aamino Maxamed iyo Aadan Ducaale oo ah gudoomiyaha xisbiga Aqlabiyadda Jubilee.

Socdaalka madaxweyne Farmaajo ayaa ku qotomo inuu ka qayb galo shirka wadamada IGAD oo looga hadlaayo qaxootiga Soomaaliya.

Hoos ka daawo sawiro:

Farmajo in Kenya Farmajo in Kenya1 Farmajo in Kenya2 Farmajo in Kenya3 Farmajo in Kenya4 Farmajo in Kenya5 Farmajo in Kenya6 Farmajo in Kenya7 Farmajo in Kenya8 Farmajo in Kenya9

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here