Roobabka Xiliga Gu’ga Ayaa Ka Curtay Qaar Ka Mid Ah Magaalooyinka Somaliland (Video)

Iyadoo xaalado abaareed adag ay ka jirto gobolka geeska Afrika ee Soomaalida ay degto ayaa waxaa shaley magaalooyinka Somaliland ka curtay roobabka xiliga Gu’ga.

Magaalooyinka Hargeysa, Borama, Ceerigaabo iyo magaalooyin kale ayaa la xaqiijiyey inu ka da’ay roob dadka iyo duunyadaba ay ku nimceysteen.

Mid ka mid ah wariye-yaasha ka howlgalo magaalada Hargeysa ayaa muuqaalkan la wadaagay warbaahinta.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here